Home » February 28th, 2011 Entries posted on “February, 2011”

Kalyahaaga iyo Indhahaaga ma iibsaneysaa…?

Kalyahaaga iyo Indhahaaga ma iibsaneysaa…?

Akhrisay :408Magaalada Johannesburg  dadka ku nool wax fajaca iyo wax hanfariira ayaa kasoo haray kadib markii iidhehyo iyo ogeysiisyo lagu soo dhajiyey gidaarada iyo samaafarayaasha magaalada kuwaasoo dadka lagu ogeysiinayo in ay lacag ku helayaan haddii ay iibinayaan xubnahooda jirka. Xayaysiinta oo ciwaan looga dhigey “ma dooneysaa in aad hesho lacag degdeg ah?” ayaa waxaa lagu [...]

February 28th, 2011 | Posted in XULKA XOGTA MEDIA | Read More »

Xisaabiyihii guud ee SL oo Xil ka qaadistiisa ku eedeeyay Chief Of Cabinet-ka

Xisaabiyihii guud ee SL oo Xil ka qaadistiisa ku eedeeyay Chief Of Cabinet-ka

Akhrisay :187Xisaabiyihii guud ee qaranka Md. Ibraahim Aadan Qaalib, ayaa xil ka qaadistiisii ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen xubnaha komishanka doorashooyinka iyo Chief Of Cabinetka madaxtooyada oo isu kaashaaday. Waxa uu xusay in shaqo wanaagiisii loogu abaal guday in la siiyo shahaado sharaf, waxaanu xukuumadda u soo jeediyay in ay ku dedaasho sidii ay [...]

February 28th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

M\weyne Shariif oo si kulul ugu jawaabay Guddoomiyaha Barlamaanka.

M\weyne Shariif oo si kulul ugu jawaabay Guddoomiyaha Barlamaanka.

Akhrisay :169Madaxweynaha dowladda KMG Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wuxuu kaga hadlay arrimo dhawr ah, isagoona jawaab ka bixiyay hadalkii uu sheegay gudoomiyaha baarlamaanka. Waxaa Madaxweyne Shariif eedeyn u jeediyay xildhibaanada baarlamaanka dowladda KMG in aysan taageero u muujin ciidamada dowladda KMG. Wuxuu tilmaamay in aysan garab istaagin [...]

February 28th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Dowlada Kenya oo sheegtay inay iska difaaceyso weerarka Shabaab.

Dowlada Kenya oo sheegtay inay iska difaaceyso weerarka Shabaab.

Akhrisay :188Dowladda Kenya ayaa maanta jawaab ka bixisay hanjabaad kaga timid Xarrakatul Shabaab, iyadoo wasiirka gaashaandhigga Kenya, Maxamed Yuusuf Xaaji uu sheegay inay iska difaaci doonaan weerar walba oo kaga yimaada Al-shabaab. “Wax lug ah kuma lihin dagaalladii ka dhacay Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Gedo, balse waxaan adkeynay amaanka xuduudaha dalkeena… haddii nala soo weeraro [...]

February 28th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Soomaali ku geeriyooday rabsho ka dhacday xabsi ku yaala Yemen.

Soomaali ku geeriyooday rabsho ka dhacday xabsi ku yaala Yemen.

Akhrisay :300Wiil Soomaali ah ayaa ku dhintay xabsi ku yaala dalka Yemen, sida ay xaqiijisay wasaarada arrimaha dibada ee dalkaas. Dhimashadan ayaa timid ka dib markii fowdo uu ka dhacay xabsiga gudahiis xilli maxaabiista ay isku dayayeen inay baxsadaan. Wiilkan dhintay ayaa magaciis waxaa lagu sheegay Cumar Maxamed Saalax, waxaana la sheegay inuu hormuud u [...]

February 28th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Xildhibaanada Barlamaanka KMG oo ka shiray Abaaraha taagan.

Xildhibaanada Barlamaanka KMG oo ka shiray Abaaraha taagan.

Akhrisay :166Baarlamaanka dowladda KMG ayaa maanta ku yeeshay magaalada Muqdisho shir looga hadlayay xaaladaha abaaraha iyo sidii wax loogu qaban lahaa, waxaana shirka aad looga dooday arrimaha ku saabsan abaaraha iyo dhibaatooyinka dhinaca nolosha ee xilligan ka jira dalka gudahiis. Gudiga gurmadka abaaraha ee ay magacaawday dowladda KMG ayaa shirka ku soo bandhigay war bixino [...]

February 28th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Soomaali lagu tuhunsan yahay Burcadbadeed oo K/Afrika lagu xukumay.

Soomaali lagu tuhunsan yahay Burcadbadeed oo K/Afrika lagu xukumay.

Akhrisay :264Iyadoo ay socdaan howlgalada ka dhanka ah kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo ay isku kaashanayaan dowladaha caalamka, waxaa wali muuqda in aysan wax badan ka tarin howlgaladaas weerarada burcad badeeda ay qaadaan. Ciidamada NATO, kuwa Midowga Yurub iyo dowlado kale ayaa xilligan ku guda jira howlgal lagu baacsanaayo kooxaha burcad badeeda Soomaalida, hasa ahaatee [...]

February 28th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Saraakiisha Shabaab oo la kulmeen Dadkii ku haray Beled-Xaawo.

Saraakiisha Shabaab oo la kulmeen Dadkii ku haray Beled-Xaawo.

Akhrisay :202Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu-Mansuur) iyo Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah saraakiisha Xarrakatul Shabaab ayaa booqasho ku tagay shalay degmada Baladxaawo oo shantii maalmood ee ugu dambeeyay ay dagaallo ku dhexmarayeen xoogagga Xarrakatul Shabaab iyo DKMG ah oo kaashanaya ciidamo Itoobiyaah ah iyo kuwa Ahlusunna Waljamaaca. Saraakiishan ayaa bartamaha degmadaas kula [...]

February 28th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

QM oo Lacag ku taageertay Barakacayaasha Soomaalida ah.

QM oo Lacag ku taageertay Barakacayaasha Soomaalida ah.

Akhrisay :143Xiriiriyaha arimaha bini’aadanimada u qaabilsan Qaramada Midoobay Mark Bowden oo soo gaaray Puntland ayaa sheegay in la wado dadaalo lagu kaalmaynayo dadka ku dhibaataysan gudaha dalka Soomaaliya. “Qorshaha uga horeeya waa in aan taageernaa dadka dhibaataysan ee gobolka ku nool “ayuu yiri Mark oo warbaahinta Bosaaso kula hadlay. Waxaa kaloo Mark bowden uu sheegay [...]

February 28th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Stormy seas off Somalia: 2011 is shaping up to be a boom year for piracy.

Stormy seas off Somalia: 2011 is shaping up to be a boom year for piracy.

Akhrisay :348The killing of four Americans who were taken hostage aboard the yacht Quest off the coast of Oman serves as an ominous warning that pirate activity will increase in 2011 despite large-scale naval deployments in the Gulf of Aden. The incident also underscores the limits of raw power. Those aboard the Quest, although surrounded [...]

February 28th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »