Akhrisay :1475Daawo Qisaas Ka Dhacday Gaalkacyo – Digniin Hadaadan Awoodin Ha Daawan.
Akhrisay :495Xukuumadda dalka Jamhuuriyadda Djibouti ayaa maanta markii ugu horaysay ka hadashay mawqifkeeda ku wajahan sida ay u aragto shir uu ku baaqay Ergayga gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Somaliya lagaga arrinsanyo arrimaha murugsan ee dalka Somaliya oo ay ka qeybgalayaan maamul goboleedyada ka jira gudaha Somaliya. Dawladda Jibouti, ayaa shaacisay in shirkaasi [...]
Akhrisay :373Security forces are on high alert at the Kenya-Somalia border after Al-Shabaab militants engaged them in a fierce gun fight as they attempted to cross over into Mandera. The Tuesday night incident prompted the government to deploy more security forces to the porous border which remained tense for the better part of Wednesday. Sources [...]
Akhrisay :461The Secretary General of the Untied Nation’s envoy to Somalia ambassador Augustine Mahiga led a delegation of senior United Nations officials on a visit to the Somali capital, Mogadishu Wednesday, holding discussions with Somali leaders on the Somali situation and an upcoming Somali conference to be held in Nairobi. Ambassador Mahiga met with President [...]
Akhrisay :500 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya Mudane Sharif. Sh. Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku dhaariyay Talliyaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini iyo Talliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Dr. Shariif Sheekhuna Maye. Madaxweyne Shariif Sh. Axmed ayaa munaasabaddan waxaa ku weheliyey Raisul Wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Raisul Wasaare ku- xigeenka ahna Wasiirka [...]
Akhrisay :301Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa shir xasaasi ahh kula qaatay madaxda dowladda KMG gudaha magaalada Muqdisho. Augistine Mahiga ayaa ugu baaqay M/weyne Shariif, R/wasaare Farmaajo iyo gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan in ay ka qeyb galaan shir wada tasho lagu qabanayo dalka Kenya. Shirka ay ku yeesheen magaalada Muqdisho madaxda dowladda KMG [...]
Akhrisay :315Mamulaha Shir. Telesom,Borama C/qaadir Aadan Nuur M/K./Xig. Shirkada ee Boorama C/raxmaan Maxamud jamac Injineer Axmed Maxamuud Saanyo Sheekh. Deeq Cabdi Xasan Axmed Sh.yuusuf Diriyre Faarax Cabdi Ibraahim Siciid Daauud Cumar Geedi Cismaan Nuur Maxamed Cumar Cali Mahdi Aadan Riirash Mustafe MAxamed Daahir Maxamed Ibraahim Gudi Axmed Yuusuf Nuur Foosi Xasan Muruud Sahra C/raxmaan Cige Eg.Maxmed [...]
Akhrisay :432Seddex Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo kala ah Wasiiradda Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdilaahi Cumar, Duulista Maxamuud Xaashi iyo Macdanta iyo Biyaha Xuseen Cabdi Ducaale oo maanta ka soo ambabaxay caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa gebi ahaantoodba waxay ku soo dhoofeen seddex Baasaboor oo kala jaad ah oo gebi ahaantoodba ah Baasabooro [...]
Akhrisay :629Beerta Lagu Xanaaneeyo Masaska iyo Ugaadha duurjoogta ah Bronx Zoo oo ku taala magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa raadinaysa isla markaana baadi goob ugu jirta Mas khatar badan oo ah nooca Cobra-ha loo yaqaano, kaas oo la layahay tan iyo maalintii Jimcaha, sidaasi waxa lagu sheegay war murtiyeed rasmi ah oo ka [...]
Akhrisay :503Dalka jamhuurada Greece. Dalka Giriiga oo lagu magacaabo jamhuurida Hellenic, waxa uu kamid yahay wadamada ugu faca wayn taariikhda qaarada Yurub. Dalka Giriigu waxa uu kamid yahay wadamad bariga qaarada yurub. Wadamada ku hareeraysan ama xuduudaha la wadaagana waxa kamid ah Bulgaria, Mecendonia, Albania iyo Turkiga. Caasimada dalka jamhuuriyada Greece (giriiga) waxa la yidhaa [...]