Home » April 30th, 2011 Entries posted on “April, 2011”

UNHCR oo sheegtay inay kordhayaan Dadka ka cararaya dhibaatada dalka Somalia.

UNHCR oo sheegtay inay kordhayaan Dadka ka cararaya dhibaatada dalka Somalia.

Akhrisay :256Hay’adda UNCHR ee Qarammada Midoobay u qabisan qoxootiga ayaa warbixin ay soo saartay shalay oo Jimco ahayd ku sheegtay inay sare u kaceen dadka ka cararaya dagaallada Soomaaliya iyo abaaraha ka taagan, iyadoo saddexdii bilood ee sannadkan ugu horreysay la sheegay inay 50,000-qof oo Soomaali ah ay ka talaabeen soohdimaha ay Soomaaliya la wadaagto [...]

April 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

M/weyne Shariif oo booqday fariisimaha ciidamadiisa ee Boondheere.

M/weyne Shariif oo booqday fariisimaha ciidamadiisa ee Boondheere.

Akhrisay :278Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ay wehliyaan wasiir-u-dowlaha gaashaandhigga Cabdi Max’ed Abtidoon, taliyaha ciidamada Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo saraakiil ka tirsan DKMG ah iyo AMISOM ayaa maanta booqasho ku tagay fariisimaha ay ciidamada dowladdu kaga sugan yihiin degmada Boondheere. Sheekh Shariif iyo xubnaha la socday ayaa waxay socod ku mareen [...]

April 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

HAMBALYO AROOSKA QARNIGA: Wariye C/qani Baynax & Jamiila Cabdi.

HAMBALYO AROOSKA QARNIGA: Wariye C/qani Baynax & Jamiila Cabdi.

Akhrisay :601Agaasimaha Xogta Media Abdifitahaam Ahmed Xaaskiisa Caasho Keyf Xasan Maxamed & Dhamaan Shaqaalaha Shabakadaan Xogta.com, waxey Hambalyo diiran Hawada u marinayaan Arooska & Aroosada, Wariye Cabdiqani Xuseen Baynax Iyo Jamiila Cabdi Aadan, oo shalay 28 bishaan April ku aqalgalay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, waxeyna ALLE SW ugu baryayaan inuu guurkooda noqdo mid lagu [...]

April 30th, 2011 | Posted in QORMOOYIN, XULKA XOGTA MEDIA | Read More »

Maxaa Kasoo Baxay Kulan Kadis ahaa Oo Ay Yeesheen Maayarka Boorama Iyo Suxufiiyiinta G/Awdal.

Maxaa Kasoo Baxay Kulan Kadis ahaa Oo Ay Yeesheen Maayarka Boorama Iyo Suxufiiyiinta G/Awdal.

Akhrisay :363 “Ma Awoodo D/Hoose Inay Dadka Marwalba La Hadasho….Saxaafada Ayaanan  Ka Rabnaa Inay….” Maayarka Boorama Maayarka magaalada Boorama Mud. Cabdiraxaan Shide Bile ayaa maanta galinkii dambe kulan aan la sii qorshayn la yeeshay suxufiyiinta maxaliga ah ee ka hawlgala magaalada Boorama una shaqeeya wakaaladaha gudaha iyo dibada dalka ee warbaahinta. Kulankan ayaa waxa goobjoog [...]

April 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Ujeedada Socdaalka Wasiir K/xigeenka Waxbarashada SL Ee Boorama & Lughaya.

Ujeedada Socdaalka Wasiir K/xigeenka Waxbarashada SL Ee Boorama & Lughaya.

Akhrisay :359Waxa magaalada Boorama ku sugan W/Ku/Xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mud. Cali Xaamud Jibriil, masuulkan ayaa waxa uu soo gaadhay magaalada Boorama habeenimadii xalay ahayd waxana uu ahaa safarka Wasiirku xigeenku mid aan la sii ogayn. Wasiir ku xigeenka ayaa lasheegayaa in safarka uu Boorama ku yimid uu yahay mid aan la xidhiidhin [...]

April 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Number of Somali refugees grows sharply in 2011

Number of Somali refugees grows sharply in 2011

Akhrisay :420 This is a summary of what was said by UNHCR spokesperson Melissa Fleming – to whom quoted text may be attributed – at the press briefing, on 29 April 2011, at the Palais des Nations in Geneva.UNHCR is alarmed by the continuing deterioration of the situation in Somalia, forcing an increasing number of [...]

April 29th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

US teen once held in Kuwait challenges no-fly list

US teen once held in Kuwait challenges no-fly list

Akhrisay :607A Virginia teen who says he was tortured in Kuwait and couldn’t get home because he is on the U.S. government’s no-fly list is suing to get off the list. A hearing is scheduled Friday in federal court in Alexandria on 19-year-old Gulet (goo-LETT) Mohamed’s lawsuit against Attorney General Eric Holder and other officials. [...]

April 29th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Bail for Toronto man arrested on terrorism charges

Bail for Toronto man arrested on terrorism charges

Akhrisay :418A Toronto man facing terrorism charges after allegedly planning to join a Somali group linked to Al Qaeda was granted bail on Friday. Mohamed Hassan Hersi, 25, will remain under 24-hour house arrest except for medical emergencies and lawyer meetings. Hersi must be with one of his four sureties at all times in a [...]

April 29th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

One man’s pirate is another’s coast guard

One man’s pirate is another’s coast guard

Akhrisay :426Can anyone ever really support pirates? That was the question posed by one of Somalia’s most famous poets a few years ago. The answer depends on what part of the world you are in, and is more complicated than a simple ‘yes’ or ‘no.’ Pirates, kidnappers, rag-tag militia, sea-bandits, sea-robbers, disenfranchised fishermen, off-shore entrepreneurs, [...]

April 29th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Royal wedding: A stylish marriage for William and Kate

Royal wedding: A stylish marriage for William and Kate

Akhrisay :799Bells pealed, crowds cheered, even the sun put in a timely appearance, as Prince William emerged from Westminster Abbey with his bride on his arm. Wearing a broad smile, a Wartski wedding ring of Welsh gold and an ivory gown with lace applique, Kate Middleton – now Her Royal Highness the Duchess of Cambridge [...]

April 29th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »