Home » May 31st, 2011
Entries posted on “May, 2011”
Akhrisay :292Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay maanta in boqolaal caruur ah ay ku dhaawacmeen dagaalladii Muqdisho ka dhacay bishan May oo keliya, iyadoo hay’addu ay sheegtay inay jiraan caruur badan oo shoog qaaday. Warsaxaafadeed ay haya’ddu soo saartay ayay ku sheegtay in caruurta dhintay ay u dhinteen dhaawacyo kasoo gaaray rasaasta iyo duqeymaha [...]
May 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :250Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa mar kale ka hadlay shirka wada tashiga ee lagu wado inuu bisha June ka dhaco magaalada Muqdisho. Mahiga waxa uu ku celceliyay in hay’adaha KMG ee Soomaaliya oo ula jeeday Baarlamaanka iyo Xukuumaddu ay soo bandhigaan qorshaha xilliga [...]
May 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :263Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa ka hadlya shirka lagu qabanayo Muqdisho bisha Juune, kaasoo ay qabanqaabadiisa waddo dowladda KMG ah. Shariif Xasan ayaa beeniyay warar sheegaya inuu dadaal ugu jiro shirka in laga wareejiyo Muqdisho, wuxuuna hadalkaas ku tilmaamay mid aan jirin oo been [...]
May 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :304Dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa ka digtay wax yeelada ka dhalan karta cabista Sigaarka xilli maanta ay ku asteysneyd maalinta loo aqoonsaday joojinta cabista Sigaarka. Dr. Cusmaan Xaaji Maxamuud Dufle ayaa uga digay ummada Soomaaliyeed Cabista Sigaarka isagoo sheegay in ay ka dhalan karto halis dhinaca Caafimaadka ah. Dr. Dufle ayaa ku booriyay Bulshada Soomaaliyeed in [...]
May 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :340Shirkada isgaarsiinta Telesom oo ah hooyada iyo indhaha isgaarsiinta Somaliland, ayaa adeegii ay keentay ee Zaad Serves waxa uu jirsaday 2-sano kadib markii horaantii bishii June 2009-kii ay Bulshada Somaliland ku baraarugeen adeegan iyo faa’idadiisa, Zaad oo ay u baxshen (Sahle, Nolosha) Adeegan Zaad Serves oo ah adeeg muhiim u ah Bulshada ayaa waxay [...]
May 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :4001. Aabe Cabdulaahi Layloon 2. Hooyo Xaliimo Xasan (Xaliimo Shiino) 3. Hooyo Caasho Cismaan Dhinbil 4. Hooyo Luul Warsame Khalanjo 5. Abaayo Xaliimo Cabdi Caruush iyo Caruurteeda 6. Ayeeyo Kaaho Nuur 7. Abaayo Deeqo Cabdi Caruush iyo Saygeeda 8. Habaryar Maymuun Warsame iyo Caruurteeda 9. Aboowe Maxamuud Cabdi Caruush 10. Aboowe Yuusuf Cabdi Caruush [...]
May 31st, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »
Akhrisay :472Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir ayaa taageeray talaabooyinka xukuumadda madaxwayne Axmed Siilaanyo kaga qayb galayso shirarka caalamka, kaas oo tilmaamay in albaab walba loo garaaco aqoonsiga Somaliland, isla markaana amaan u soo jeediyey wasiirka khaarajiga Dr. Maxamed C/laahi Cumar oo ku sifeeyey diblomaasi qadiyadda Somaliland ka iibinaya beesha caalamka.Suldaan Maxamed Suldaan [...]
May 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :247FIFA’S ethics committee has cleared its president Sepp Blatter in a bribery investigation and left the way clear for him to be re-elected as the head of world football unopposed for a fourth four-year term. Executive members Jack Warner and Mohamed Bin Hammam, who was due to stand against Mr Blatter until he withdrew [...]
May 30th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »
Akhrisay :290Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo ka mid ah saraakiisha DKMG ah ee hoggaaminayay dagaallada ka socda Muqdisho ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed inuu dhowr jeer isku dayay inuu joojiyo dagaallada ka socda Muqdisho. Wuxuu sheegay Yuusuf Indhacadde in dagaalladii ka dhacay degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ay ciidamada guulaha ka [...]
May 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :239Maamulka Puntland ayaa beeniyay in diyaaradihii 24-tii bishan lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade ay lacago madax furasho ah u soo wadeen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug si loo siiyo kooxo burcad badeed Soomaaliyeed ah oo halkaa ku sugan. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska warfaafinta ee madaxtooyada Puntland ayaa sheegay in wararka [...]
May 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »