Home » June 30th, 2011 Entries posted on “June, 2011”

TWO Somali nationals have been murdered at Thubelitsha in Delft, Cape Town

TWO Somali nationals have been murdered at Thubelitsha in Delft, Cape Town

Akhrisay :264The men were shot in the head while they were delivering groceries to their shops. They died on the scene in Red Bay Street. The criminals fled with a bakkie full of groceries and an undisclosed amount of cash. A witness, Buyiswa Gaji, said: “I was going to the shop when I heard gunshots. [...]

June 30th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Ottawa West community leader honoured

Ottawa West community leader honoured

Akhrisay :296When Mohamed Sofa came to Ottawa as a Somali refugee 15 years ago, it’s unlikely the teen imagined receiving a standing ovation at city hall. But that’s exactly what happened, as Sofa, now 29 years old, received not only applause in the council chambers, but also the Mayor’s City Builder Award from Mayor Jim [...]

June 30th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Museveni makes changes in UPDF

Museveni makes changes in UPDF

Akhrisay :378President Museveni, commander in chief of the armed forces, has caused some changes in the Uganda People’s Defence Forces (UPDF). The reshuffle, according to our military source, is mainly aimed at boosting the AMISOM offensive against Al Shabaab extremists in Mogadishu, Somalia. The changes, according to the military source based in the Somali capital, [...]

June 30th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Fanaanada weyn Saado Cali Warsame oo si weyn loogu soo dhaweeyay Nairobi. +SAWIRO

Fanaanada weyn Saado Cali Warsame oo si weyn loogu soo dhaweeyay Nairobi. +SAWIRO

Akhrisay :634Iyadoo ay saacado naga xigaan 1-da Luuliyo  oo ah markii ay xoroobeen gobollada koonfureed ee Soomaaliya , isla markaana ay midoobeen  waqooyiga iyo koonfurta ayaa waxaa Nairobi laga dareemayaa diyaar garow aan horay noociisa loo arag oo ay wadaan Safaaradda Soomaalida iyo dadka Soomeeliyeed ee Nairobi ku dhaqan. Safiirka Soomaaliya Maxamed Cali Ameerika iyo [...]

June 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

U.S. drone targets two leaders of Somali group allied with al-Qaeda, official says

U.S. drone targets two leaders of Somali group allied with al-Qaeda, official says

Akhrisay :271A U.S. drone aircraft fired on two leaders of a militant Somali organization tied to al-Qaeda, apparently wounding them, a senior U.S. military official familiar with the operation said Wednesday. The strike last week against senior members of al-Shabab comes amid growing concern within the U.S. government that some leaders of the Islamist group [...]

June 30th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Dowlada USA oo sheegtay inay Duqeymo ku dishay Saraakiil Ajaanib ah oo ka tirsan Shabaab.

Dowlada USA oo sheegtay inay Duqeymo ku dishay Saraakiil Ajaanib ah oo ka tirsan Shabaab.

Akhrisay :345Saraakiil Mareykan ah ayaa sheegay in duqeyntii loo geystay saldhig ciidan oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose toddobaadkii hore uu ahaa mid ay ku bar-tilmaameed-sanayeen laba xubnood oo ka tirsan Al-shabaab kuwaasoo ay dhaawaceen. Warkan oo la shaaciyay shalay oo Arbaco ahayd ayaan lagu sheegin in mid ka mid [...]

June 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Museveni oo ka hadlay iisbadalka uu ku sameeyay ciidamada ka jooga Somalia.

Museveni oo ka hadlay iisbadalka uu ku sameeyay ciidamada ka jooga Somalia.

Akhrisay :241Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni oo la hadlayay warbaahinta dalkiisa ayaa sheegay in isbadal lagu sameeyay saraakiisha ciidamada dalkiisa kaga sugan Soomaaliya. Isku-shaandheyntan oo dhacday maanta, ayuu Museveni ku sheegay inay tahay mid ay ku xoojinayaan dagaalka ay kula jiraan Xarrakatul Shabaab. Wuxuuna sheegay in saddex sarkaal oo ka mid ah AMISOM ay hoggaamin [...]

June 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Guddoomiye Tarsan oo lagu eedeeyay Lunsasho Lacageed.

Guddoomiye Tarsan oo lagu eedeeyay Lunsasho Lacageed.

Akhrisay :196Sarkaal ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ee DKMG ah ayaa ku eedeeyay guddoomiyaha gobolka Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) inuu lunsado dhaqaalaha soo gala maamulka, isagoo sheegay in lacagtaas lagu fushado dano gaar ah. Agaasimaha isgaarsiinta ee maamulka gobolka Banaadir Daahir Dhiilow Gaabow oo eedeytan u jeediyay guddoomiyaha gobolka Baanadir ayaa sheegay in xitaa aysan [...]

June 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Koonfurta Sudan oo Xarig & Masaafurin lagu sameeyay Ganacsato Soomaaliyeed.

Koonfurta Sudan oo Xarig & Masaafurin lagu sameeyay Ganacsato Soomaaliyeed.

Akhrisay :212In ka badan 20-ruux oo ganacsato Soomaaliyeed ah ayaa lagu xirxiray magaalada Jubba ee xarunta Koonfurta dalka Suduaan oo bisha July ka go’aysa Suudaan inteeda kale, kaddib dagaallo u dhexeeyay in ka badan soddon sano. Ganacsatadan Soomaalida ah ee lagu xirxiray magaalada Jubba ayaa lagu eedeeyay inay halkaas ku joogeen sharci la’aan, halka kuwo [...]

June 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Imtixaanada Dugsiyada Sarre ee Somaliland oo Suuqyada lagu iibinayo.

Imtixaanada Dugsiyada Sarre ee Somaliland oo Suuqyada lagu iibinayo.

Akhrisay :219Imtixaankii fasallada afraad ee dugsiyada sare ee Somaliland ayaa shalay looga fadhiistay guud ahaan Somaliland, kaasoo aan ahayn Imtixaankii loogu talo-galay in ay galaan fasaladu ee loo qorsheeyay maalmihii la soo dhaafay, ka dib markii shalay ilaa xalay ay suuqyada Hargeisa uu galay Imtixaankii hore. Inkasta oo aanay xukuumadda Somaliland si toos ah uga [...]

June 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »