Akhrisay :306Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegtay inay dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Muqdihso ay ku dileen sarkaal Mareykanka ah, kaas oo ay sheegeen inuu hoggaaminayay dagaalka. Afhayeenka Xarrakatul Shabaab Sheekh C/casiis Abuu-Muscab oo saxaafadda kula hadlay Muqdisho maanta oo Axad ah ayaa sheegay inay soo bandhigi doonaan sarkaalka ay dileen cadeymihiisa. “Mujaahidiinta waxaa u suurogashay [...]








