Home » August 30th, 2011
Entries posted on “August, 2011”
Akhrisay :334Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta Kumanaan qof oo reer Hargeysa salaadii Ciidul fidriga kula tukaday masjid ku yaal bartamaha caasimada Hargeysa. Madane Siilaanyo oo salaadii Ciida ka dib dadweynaha khudbad kooban u jeediyay ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Shacbiga Somaliland iyo dhammaan shucuubta Islaamka oo uu ku bogaadiyay farxada maalinta [...]
August 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :458Iyadoo maanta ay ahayd maalinkii ugu horeeyay ee Ciidul-Fitriga ayaa waxaa kumannaan qof oo reer Muqdisho ah ay iskugu tageen fagaare weyn oo uu u calaamadiyay maamulka gobolka Banaadir ee salaada ciidda ugu tukadaan. Xerada Maslax ee duleedka xaafada Suuqa xoolaha ee degmada Huriwaa oo ka mid ahayd goobihii uu maamulku iclaamiyay in lagu [...]
August 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :280Saraakiil ka tiran Xarakada Al-Shabaab ee isaga baxay inta badan Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxay dadweyne badan ku tukiyeen Salaaddii Ciidda deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Saraakiisha Al-Shabaab ee Deegaanka Ceelasha Biyaha kula ciiday shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka mid ahaa Shiikh Xasan Daahir Aweys, Shiikh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur iyo kuwo [...]
August 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :181Sako Qaybintii ugu balaadhanayd ee ka dhacda magaalada Boorama ayaa maanta ka qabsoontay Madarasada Sh. Aways ee Magaalda Boorama, madashan sakada lagu qaybinayay ayaa waxa isugu yimid boqolaal qof oo isugu jira danyar iyo masaakiin goobta u yimid si ay au qaataan qaybta kaga soo hagaagtay sakada maanta la qaybinayay. Ugu horayntii ayaa madashana [...]
August 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :120Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul-fidriga u diray ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, wuxuuna ugu baaqay inay iscafiyaan. Sheekh Shariif ayaa sheegay in hambalyada uu dirayo dhammaan Soomaaliyeed ee ku nool dibadda dalka iyo kuwa ku sugan gudaha, isagoo Alle ka baryay in ciiddan midda xigta uu [...]
August 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :309Wasaaradda arrimaha gudaha ee Soomaaliya ayaa mamnuucday in hubka lagu dhexqaato gudaha magaalada Muqdisho, waxaana loo sameeyay magaalada ciidamo gaar ah oo ka hortaga hubka isla markaana ilaaliya gargaarka bani’aadamnimo. Wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka, Cabdisamad Macallin Maxamuud iyo taliyaha ciidamada booliiska, Jen. Shariif Sheekhunaa Maye ayaa ku dhawaaqay ciidamada cusub ee magaalada [...]
August 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :390Waxaan idinkugu soo gudbinaynaa Sawirro muujinaya Sida Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland iyo sidoo kale goobaha uu kormeerka ku tegay ee ka mid ah magaaladaasi. Waxaan idinkugu soo gudbinaynaa Sawirro muujinaya Sida Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee caasimadda [...]
August 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :390Taliska ciidamada nabadsugidda gobolka Banaadir ee DKMG ah ayaa maanta kusoo bandhigay Muqdisho lix qof oo ay sheegeen inay ka tirsanaayeen xoogagga Xarakatul Shabaab, kuwaasoo qaarkood la sheegay inay soo qabteen ciidamada halka kuwo kalena ay iskoos isku so dhiibeen. Dadkan lasoo bandhigay ayaa waxaa ku jiray laba wiil oo da’doodu ay kala ahayd [...]
August 28th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :339Qalinkii: Saadaad ahmed gobey. Qabiilka waa calaamad ka mid ah calaamadaha lagu aqoonsado soomaalinimda waana muhimada koobaad oo dad badan oo soomaali ah ay siiyaan juhdi badan si ay aqoonsi badan iyo tix galin u gaarsiiyaan qabiilkooda. Qabiilka waxa uu astaan u ahaa bur burkii dowladnimada iyo in ay lunto qaranimadii soomaaliya walina waxaa [...]
August 28th, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »
Akhrisay :238Marwada u dhaxda ra’isal wasaaraha dalka Malaysia oo magaceeda la yiraahdo Rosmah Mansor ayaa bilowday dadaal ay ugu gar gaareyso dadka Soomaaliyeed ee abaaraha ku habsatay iyadoo kaashaneyso wasaarada arrimaha qoyska waxayna sheegtay inay ku deeqday lacag dhan RM6mil Ringit Malaysian ah, taasoo u dhiganta $2mil oo Doolarka Mareeykanka ah. Marwo Rosmah oo la [...]
August 28th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »