Home » September 29th, 2011 Entries posted on “September, 2011”

Hambalyo Meher: Boqorka: Maxamamed Faarax Axmed (Alfa) Iyo Boqorada: Aniisa Cumar Cilmi

Hambalyo Meher: Boqorka: Maxamamed Faarax Axmed (Alfa) Iyo Boqorada: Aniisa Cumar Cilmi

Akhrisay :116Hooyo Siciida Jaamac Bidhiidh Hooyo Xaawa Raabe Ashkir Malyuun Daahir Cilmi Faaisa Jaamac Liibaan Maxamed Jaaac Baarliin Maxamed Qaasin Daahir Cilmi Abokor Xasan Caafi Maxamed Cabdilaahi Xuseen Cabdifitax Axmed Maxamuud “AAM” Cabdifatax Dahir Farax Cabdale Cali Yusuf Jaabir Cali Cumar Maxamed Aadan Ibrahim Dhamaan Qoyska Reer Daahir Cilmi Dhamaan Qoyska Ilma Cumar Cilmi Mustafe [...]

September 29th, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

Jaamacadda Camuud Oo Sanadkan Billaabaysa Waxbarashada Master-Ka Iyo PHD-ga Caafimaadka

Jaamacadda Camuud Oo Sanadkan Billaabaysa Waxbarashada Master-Ka Iyo PHD-ga Caafimaadka

Akhrisay :222Jaamacada Camuud ayaa markii ugu horaysay shaacisay inay bilaabaysa Waxbarashada labaad ee loo yaqaan Mastarka, taas oo ay bilaabayso kuliyada Caafimaadka, sida uu cadeeyay hormoodka kuliyadaasi caafimaadka Dr, Siciid Axmed Walhad. Waxbarashadan cusub ee laga bilaabay jaamacada camuud ayaa noqonaysa mid dibada laga doonan jiray,  sida uu sheegay Hormoodka kuliyada Caafimaadka Jaamacada camuud waxay [...]

September 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Buug Cusub: Taariikhdii Jaalle Siyaad iyo dawladii Kacaanka

Buug Cusub: Taariikhdii Jaalle Siyaad iyo dawladii Kacaanka

Akhrisay :137Daabaacaadii kowaad ee buugga taariikh nololeedkii iyo hogaankii  madaxweynihii ummada Soomaaliyeed Jaalle Maxamed Siyaad Barre ayaa soo baxay. Buggan oo ku qoran luuqada Ingriiska ayaa si qoto dheer oo cilmiyaysan u soo bandhigaya noloshii, hogaankii iyo guud ahaan taariikhdii madaxweynihii sadexaad ee Soomaaliya. Buugan oo ciwaankiisu yahay “Somali President, Mohammed Siad Barre: His Life [...]

September 29th, 2011 | Posted in QORMOOYIN | Read More »

M/weyne Shariif oo ka hadlay dhismayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya.

M/weyne Shariif oo ka hadlay dhismayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya.

Akhrisay :253Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay maamul goboleedyada dalka laga dhisayo, isagoo xusay in dowladdu ay qorsheynayso in maamul goboleedyo la dhiso, balse ay tahay in dhismahooda la waafajiyo sharciga dalka. Sheekh Shariif, ayaa sheegay in dowladdu aysan ogolaan doonin in qof walba uu dhisto maamul goboleed, wuxuuna intaas ku daray [...]

September 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Ciidamo ka tirsan Dowlada KMG oo weeraray xero ay ku jireen Barakacayaal.

Ciidamo ka tirsan Dowlada KMG oo weeraray xero ay ku jireen Barakacayaal.

Akhrisay :142Laba qof oo kala ahaa askari iyo qof rayid ah ayaa ku dhintay, haweeney kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray kaddib markii askar ka tirsan dowladda KMG ah oo xiran dhar caadi ah ay weerar ku qaadeen xerada daraawiishta ee degmada Howl-wadaag oo ay daggan yihiin dad barakacayaal ah, sida uu saxaafadda u xaqiijiyay sarkaal [...]

September 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya oo ka furmay magaalada Copenhagen

Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya oo ka furmay magaalada Copenhagen

Akhrisay :120Shirkii 20-aad ee kooxda xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya – International Contact Group (ICG) ayaa maanta oo Khamiis ah ka furmay magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark. Shirka oo ay ka qaybgalayaan dhammaan dowladaha iyo hay’adaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu faaqidi doonaa sidii lagu hirgelin lahaa shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho [...]

September 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo ka qeyb galaya shir ka dhacaya magaalada Copenhagen.

Wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya oo ka qeyb galaya shir ka dhacaya magaalada Copenhagen.

Akhrisay :177R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo wasiirka wasaaradda arrimaha guddaha iyo amniga qarana ayaa maanta u ambbabaxay magaalada Copenhagen ee dalka Denmark si ay uga qeyb galaan shirka kooxda xiriirka caalamiga ah ee ICG. Barqanimadii maanta ayaa waxaa garoonka diyaaraddaha caalamiga ah ee Aaden Cabdulle Cusmana Aaden Cadde ka duushay diyaarad rakaab ah oo [...]

September 27th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

M/weyne Shariif oo sagootiyay Arday Soomaaliyeed oo Deeq Waxbarasho ka heleen dalka Turkey.

M/weyne Shariif oo sagootiyay Arday Soomaaliyeed oo Deeq Waxbarasho ka heleen dalka Turkey.

Akhrisay :163Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu sagootinayay arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka heshay dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa ugu horeyntii ardayda ugu hambalyeeyay fursadda wax barasho oo ay heleen, isagoo muujiyay sida uu ugu faraxsanyahay ardaydaasi wax barashada u aadeysa dalka Turkiga. Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu [...]

September 27th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Mucaaradka dalka Libya oo gacanta ku dhigay Tahriibayaal Soomaaliyeed.

Mucaaradka dalka Libya oo gacanta ku dhigay Tahriibayaal Soomaaliyeed.

Akhrisay :199Mucaaradka dalka Liibiya ayaa gacanta ku dhigay 96-dhalinyaro Soomalaiyeed ah oo tarhiibayaal ahaa, kuwaasoo haatan lagu hayo guri ku yaalla magaalo lagu magacaabo Kufra oo ku dhow xadka u dhexeeya Liibiya iyo Suudaan, sida ay qaarkood saxaafadda Muqdisho u sheegeen. C/llaahi Maxamed oo ka mid ahaa dhallinyaradii la qabtay ayaa sheegay inay kasoo ambabaxeen [...]

September 27th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Ciidamada AMISOM oo raali-galin ka bixiyeen Dil ay u geysteen Wariye u dhashay Malaysia.

Ciidamada AMISOM oo raali-galin ka bixiyeen Dil ay u geysteen Wariye u dhashay Malaysia.

Akhrisay :93Ciidamada Midowga Afrika ee difaaca DKMG ah ee Soomaaliya ayaa raalligelin ka bixiyay dilka wariye u dhashay Malaysiya iyo dhaawaca mid kale oo ay Muqdisho ugu geysteen ciidamadooda horraantii bishan September. Ciidamadfa AMISOM ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in afar askari oo ka tirsan ciidamada ka socda dalka Burundi ay ku lug [...]

September 27th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »