Home » October 31st, 2011 Entries posted on “October, 2011”

Sh. Aadan Madoobe oo soo dhaweeyay ciidamada Kenya ee soo galay Soomaaliya.

Sh. Aadan Madoobe oo soo dhaweeyay ciidamada Kenya ee soo galay Soomaaliya.

Akhrisay :90Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo ciidamada Kenya ee dalka ku jira, isagoo xusay inay soo dhaweynayaan cid walba oo gacan ku siinaysa dagaalka Al-shabaab ay kula jiraan. Sheekh Aadan Madoobe, ayaa sheegay in Al-shabaab ay dhibaatooyin ku hayaan shacabka Soomaaliyeed iyo dalka isagoo sheegay [...]

October 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Dowladaha Kenya & Soomaaliya oo kala saxiixday heshiish ka kooban 20 qodob

Dowladaha Kenya & Soomaaliya oo kala saxiixday heshiish ka kooban 20 qodob

Akhrisay :117Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali iyo ra’iisul wasaaraha Kenya, Raila Odinga ayaa maanta oo Isniin ah ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee dalka Kenya heshiis ka kooban 20-qodob , kaddib kulan looga hadlayay muranka siyaasadeed ee labada dal soo dhexmaray oo dhexmaray labada mas’uul iyo wafdiyo ay kala hoggaaminayeen. Qodobbada ugu muhiimsan ee [...]

October 31st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Dowlada Kenya oo shaacisay inay markii ugu horeysay gudaha Soomaaliya kula dagaalantay Al-Shabaab.

Dowlada Kenya oo shaacisay inay markii ugu horeysay gudaha Soomaaliya kula dagaalantay Al-Shabaab.

Akhrisay :174Xukuumadda Kenya ayaa markii ugu horreysay sheegtay in ciidamadooda ku sugan gudaha Soomaaliya ay dagaal toos ah kula galeen gobolka Jubbada hoose xoogagga Xarakada Al-shabaab. Ciidamada Kenya ee ku sugan gudaha Soomaaliya ayaa waxay laba todobaad ka hor kasoo tallaabeen xadka, iyadoo madaxda Kenya ay sheegeen in qorshahoodu uu yahay inay la dagalaamaan Xarakada [...]

October 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

DAAWO Dib U Dhis Ka Soconaya Suuqa Bakaaraha Iyo Ganacsigii Oo Dib Usoo Laabtay. +SAWIRO

DAAWO Dib U Dhis Ka Soconaya Suuqa Bakaaraha Iyo Ganacsigii Oo Dib Usoo Laabtay. +SAWIRO

Akhrisay :504Ayadoo guud ahaan nolosha magaalada Muqdisho ay si tartiib tiib usoo laabaneyso wixii ka dambeeyey markii magaalada ka baxeen Al-Shabaab ayaa waxaa hada dib u dhis uu ka soconayaa Suuqa Bakaaraha iyo goobaha ku dhow ayadoo ganacsigii suuqana uu dib usoo laabanayo. Waa Muuqaal Fog Oo Wadada Koobaad Ee Suuqa Bakaaraha oo Mashquul uu [...]

October 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Afhayeenka Shabaab oo sheegay inay weerarayaan saldhigyada AMISOM ee Muqdisho.

Afhayeenka Shabaab oo sheegay inay weerarayaan saldhigyada AMISOM ee Muqdisho.

Akhrisay :130Afhayeenka Xarakada Al-shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo la hadlayay idaacadda Andulus oo ku hadasha afkooda ayaa sheegay inay weerar ku yihiin saldhigyada ay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda KMG ah kaga sugan yihiin Muqdisho. Sheekh Cali Dheere, wuxuu sheegay in shacabka looga baahan yahay inay ka fogaadaan saldhigyadaas si aysan [...]

October 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Hindiya: Oday 120-sano jir ah oo guursaday haweeney 60-jir ah

Hindiya: 	 Oday 120-sano jir ah oo guursaday haweeney 60-jir ah

Akhrisay :246Oday 120-sano jir ah oo u dhashay dalka Hindiya ayaa guursaday haweeney 60-jir ah, iyadoo da’da uu odaygan guurka ku galay uu yahay da’da aalaaba ay dadku u baahan yihiin in si gaar ah loo xanaaneeyo. Hazi Abdul Noor oo ah odayga 120-sano jirka ah ayaa guursaday haweeney da’ ahaan ka yar kala bar, [...]

October 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Dableey Afduub Ajaanib geysteen & Ciidamada Maamulka Ximan & Xeeb oo dagaalamay.

Dableey Afduub Ajaanib geysteen & Ciidamada Maamulka Ximan & Xeeb oo dagaalamay.

Akhrisay :118Ciidamada maamulka Ximin iyo xeeb ayaa waxay xalay kula dagaalameen deegaanka Xin-libi oo ka tirsan gobolka Galguduud qaar ka mid ah kooxo haysta laba qof oo ajnabi ah oo dhawaan laga soo afduubay degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweyaha Ximin iyo Xeeb, Maxamed Macallin C/llaahi Tiiceey ayaa sheegay in ciidamadoodu ay dileen laba [...]

October 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

M/weyne Shariif & R/wasaare Gaas oo shir jaraa`id wada qabtay

M/weyne Shariif & R/wasaare Gaas oo shir jaraa`id wada qabtay

Akhrisay :289SHIRKII SAXAAFADEED EE WADA-JIRKA AHAA: CADDEYNTA MOWQIFKA DOWLADDA Marka ugu horreysa waxaan dooneynaa inaan hoosta xarriiqno qodobadan: 1· Kenya iyo Soomaaliya waxay leeyihiin taariikh dheer oo saaxiibtinnimo iyo iskaashi ah, taasoo socota illaa maanta. 2· Kenya waxay illaa muddo fog taageersaneyd nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya. 3· Axdiga KMG ee ay ka dhalatay Xukuumadda KMG [...]

October 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Burundi anxious over 51 dead soldiers in Somalia

Burundi anxious over 51 dead soldiers in Somalia

Akhrisay :271Egide Hatungimana was one of 51 Burundian soldiers killed in a firefight with al-Qaida-linked militants in Somalia last week, his brother says. But the body has not been delivered to his family, which only found out about the death in a call from a fellow soldier. Intensified fighting in Somalia has underscored that tiny [...]

October 29th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Kibaki “Xukuumadda Kenya waxay doonaysaa inay gudaha Soomaaliya ka sameyso goob ammaan ah”

Kibaki “Xukuumadda Kenya waxay doonaysaa inay gudaha Soomaaliya ka sameyso goob ammaan ah”

Akhrisay :120Madaxweynaha dalka Kenya ayaa sheegay in Kenya aysan go’aansan inay weerarto Soomaaliya, balse qorshaheedu uu yahay inay la dagaalanto Xarakada Al-shabaab oo uu ku eedeeyay inay falal ammaanka wax u dhimaya ay ka geysteen gudaha dalkiisa Kenya. Cutubyo ka tirsan ciidamada Kenya oo ay taageereayaan diyaaradaha dagaalka ayaa kasoo gudbay laba todobaad ka hor [...]

October 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »