Home » November 30th, 2011
Entries posted on “November, 2011”
Akhrisay :153Xoghayaha arrimaha dibadda dalka Ingiriiska Mr. William Hague ayaa ku dhawaaqay in albaabada la isugu dhuftay safaaradii dalkoodo ay ku lahayd dowladda dalka Iiraan lana amray in ay muddo 48 sacadood ah uga baxaan dalka shaqaalihii safaradaasi joogay. Mr. Hague ayaa sheegay in uu bixiyay amarka lagu xirayo safaarada dalka Iiraan ee ku taala [...]
November 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :376Nolosha magaalada Muqdisho wixii ka dambeeyey Lixdii bishii August ee Sanadkan oo ah markii Maleeshiyada Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab laga xoreeyey magaalada ayaa waxa ay aheyd mid soo hagaageysay ayadoo maalinba maalinta ka dambeeysa ay adeegyadii bulshada dib usoo laabanayeen. Horey waxaan aqristayaasheena idin kugu soo gudbinay muuqaallo ka turjumaya isbedellada Caasimadda balse [...]
November 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :154Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa maanta kormeer ku tagay Saldhigyada ciidamada Booliiska ee degmooyinka Wardhiigleey iyo Howlwdaag ee G/Banaadir. Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed ‘Jahweeyn’ wasiirka warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta oo ay wehliyaan taliye ku xigeenka ciidamada Booliiska C/xakiin Daahir Siciid iyo saraakiil kale ayaa maanta kormaer howleed ku tegay saldhigyada Ciidamada booliiska degmooyinka [...]
November 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :82Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa cambaareeyey go’aan ka soo baxay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka uu ku joojiiyey rusqadsiin furashada Telefishano iyo wargeysyo dalka ka hawlgalla. Guddoomiyaha ururkan Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, Mr: Xasan Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in aanay suurtagal ahayn la joojiyeyo diiwaangelinta cidii doonaysa inay furato warbaahin, arrintaas uu xeer [...]
November 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :221Ugu yaraan shan ruux oo u badan askarta DKMG ah ayaa ku dhintay weerar ismiidaamin ah oo saakay aroortii lala beegsaday taliska ciidamada milateriga Soomaaliya ee Villa Baydhabo ee magaalada Muqdisho. Weerarka oo uu fuliyay ruux xiranaa dharka ciidamada milateriga DKMG Soomaaliya ayaa wuxuu ka dhacay gudaha xarunta oo ku taalla degmada Wadajir, iyadoo [...]
November 30th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :225Ciidanka Amaanka ayaa shalay galab Madaarka caasimada ku xidhay todoba xubnood oo iskugu jiray xubno dhaawacyo rasaaseed soo gaadheen iyo rag adeegayaal u ahaa oo ka soo duulay madaarka magaalada Muqdisho ee dalka Somalia, una socday in lagu daweeyo Cusbitaalada Hargeysa. Kooxdan ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen dagaaladii u dambeeyey ee Ciidamada maamul [...]
November 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :92Dowladda Britain ayaa sheegtay inay bisha Feberaayo ee sannadka soo socda ay dalkeeda ku qabanayso shir calaami ah oo looga hadalayo arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan sidii lagu heli lahaa daganaasho iyo arrimaha bani’aadamnimada. Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK, William Hague ayaa sheegay in shirkan oo uu qabanayo ra’iisul wasaaraha Ingiriiska, David Cameron uu ka [...]
November 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :97Dagaal aad culus islamarkaasina sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa deegaanka Far-barwaaqo ee gobbalka Gedo ku dhexmaray xarakada Al-shabaab iyo ururka Ahlusunna Waljameeca ee gobolkaasi Gedo. Inta la ogyahay ilaa afar qof ayaa ku dhimatay tiro intaasi ka badanna way ku dhaawacantahay, kuwaa oo isugu jira dhinacyadii dagaallamayay iyo weliba dad rayid [...]
November 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :69Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si xooggan u cambaareeyay go’aankii ay Al-shabaab howlaha kaga joojisay 16 hay’adood oo kuwa gargaarka ah, kuwaasoo ay ku jiraan shan ka mid ah hay’adaha Qarammada Midoobay. Warsaxaafadeed maanta oo Talaado ah kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayuu Sheekh Shariif ku sheegay in xayiraaddan ay tahay ceeb ah [...]
November 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »
Akhrisay :261Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa waxaa uu ka wada jawaabay Su’aallihii ay soo weydiiyeen shacabka gudaha iyo dibedda, waxaana doodda ay qaadatay mudda saddex saacadood ah. Madaxweynaha Su’aallaha la soo weydiinayay dhammaantood waxa ay ahaayeen kuwa ku saabsan howllaha dowladda, iyo sida loo hormarin karo, waxaana uu mdaxweynaha Jamuuriyadda uu mid mid u kalla qaaday su’aallaha [...]
November 28th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »