Home » December 29th, 2011 Entries posted on “December, 2011”

Muqdisho: Shaqaale ka tirsanaa Hay’ada MSF-Belgium oo Dil & Dhaawac loo geystay.

Muqdisho: Shaqaale ka tirsanaa Hay’ada MSF-Belgium oo Dil & Dhaawac loo geystay.

Akhrisay :127Samafalayaal u shaqeynayay Hay’adda MSF-Belgium ayaa dil iyo dhaawac loogu geysay magaalada Muqdisho, iyadoo dilka iyo dhaawacaasna uu geystay nin hay’adda u shaqeynayay oo Soomaali ah. Nin la dilay oo magaciisa lagu sheegay Phillip ayaa u dhashay dalka Faransiiska, wuxuuna ahaa madaxa mashaariicda Hay’adda MSF-Belgium ee dalka Soomaaliya, gaar ahaan Muqdisho. Nin kale ee [...]

December 29th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Ciidamada AMISOM, DF & Al-Shabaab oo dagaal khasaaro geystay ku dhexmaray waqooyiga Muqdisho.

Ciidamada AMISOM, DF & Al-Shabaab oo dagaal khasaaro geystay ku dhexmaray waqooyiga Muqdisho.

Akhrisay :236Hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay, sidoo kalena 11-qof oo kale ay ku dhaawacmeen dagaal culus oo xalay degmada Kaaraan ku dhexmaray ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya oo garabsanaya AMISOM iyo xoogagga Xarakada Al-shabaab. Qofka dhinta iyo kuwa dhaawacmay ayaa dhammantood waxay ahaayeen shacabkii deggenaa degmada Kaaraan ee lagu dul-dagaalamayay, iyadoo aan [...]

December 26th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo isku raacay in loo aqoonsado shaqsiga sannadka R/wasaaraha Turkiga

Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo isku raacay in loo aqoonsado shaqsiga sannadka R/wasaaraha Turkiga

Akhrisay :176Shir aan caadi ahayn oo golaha wasiirada DKMG ah ay maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa looga hadlay shaqsiga mudan in la siiyo sannadkan billad sharafta ay Qarammada Midoobay bixiso ee loo yaqaan United Nations Population Award. Kulanka wasiirrada oo uu guddoominayay ku simah ra’iisul wasaaraha, ahna wasiirka arrimah dibadda Soomaaliya, Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim [...]

December 26th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Somalia next UK’s oil war target?

Somalia next UK’s oil war target?

Akhrisay :702Britain is apparently preparing its troops for the next oil war in Africa after Prime Minister considered Somalia as a “failed state” that has been threatening Britain’s interests and security. As the British government considered Libya’s regime change as a victory of the Nato forces, it is now looking for its next humanitarian intervention [...]

December 24th, 2011 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Nin lagu eedeeyay dilkii Wariye Cabdisalaam Xiis oo gacanta lagu dhigay. +SAWIRO

Nin lagu eedeeyay dilkii Wariye Cabdisalaam Xiis oo gacanta lagu dhigay. +SAWIRO

Akhrisay :909Ciidammada Booliska ayaa gacanta ku dhigay nin lagu tuhunsan yahay in uu ka Dambeeyay dilkii Allaha u naxariistee weriye C/salaan ‘Xiis’ kaas oo ay saraakiisha Boolisku sheegeen in uu Baaritaankiisu socdo. Taliyaha waaxda baarista dembiyada ee CID G/Sare C/llaahi Xasan Bariise oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay xarunta CID da ayaa sheegay in ciidamada [...]

December 24th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Garoowe oo casho sharaf loogu sameeyay Masuuliyiinta ka qeyb galeysa shirka Wadatashiga ee Dastuurka. +SAWIRO

Garoowe oo casho sharaf loogu sameeyay Masuuliyiinta ka qeyb galeysa shirka Wadatashiga ee Dastuurka. +SAWIRO

Akhrisay :219Waxaa caawa magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ka dhacday xaflad casho sharaf aheyd oo loo sameeyey madaxdii iyo mas’uuliyiintii u timid si ay uga qeybgalaan shirka Wadatashiga ee Dastuurka dalka kuwaasoo ay ugu horeeyeen madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Shariif Sh. Axmed, Afhayeenka Baarlamaanka Mudane Shariif Xasan, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed [...]

December 24th, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

M/weyne Shariif oo sheegay inaan la eegan kareyn khilaafka Barlamaanka Soomaaliya.

M/weyne Shariif oo sheegay inaan la eegan kareyn khilaafka Barlamaanka Soomaaliya.

Akhrisay :172Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo magaalada Garoowe ee Puntland kaga qaybgalaya shirka wada-tashiga dhinacyada siyaasadda Soomaalida ayaa sheegay inaan loo dulqaadan karin khilaafka soo laalaabtay ee u dhexeeya xildhibaannada baarlamaanka. Sheekh Shariif, wuxuu sheegay in xildhibaannada looga baahan yahay inay sharciga ku dhaqmaan, wuxuuna xusay in khilaafyada iyo gacan ka hadalka soo [...]

December 22nd, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

M/weyne Siilaanyo oo Maareeyaha Dekada Berbera u magacaabay Ex-Maareeyee Cali Xor-Xor

M/weyne Siilaanyo oo Maareeyaha Dekada Berbera u magacaabay Ex-Maareeyee Cali Xor-Xor

Akhrisay :160Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa xilkii ka qaaday maareeyihii dekadda Berbera Axmed Yuusuf Dirir, isla markaana u magacaabay maareeye cusub Inj. Cali Cumar Max’ed (Cali Xoor-xoor). Madaxweynuhu ma sheegin sababta uu xilka uga qaaday Maareeyihii hore ee dekadda Berbera balse waxa uu ku sheegay war-saxaafadeedka uu masuul cusub ugu magaacabay Dekadda inay [...]

December 21st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Dowladda Kenya oo sheegtay inay duqeyn u geysteen deegaanka Hoosingoow ee gobolka J/Hoose

Dowladda Kenya oo sheegtay inay duqeyn u geysteen deegaanka Hoosingoow ee gobolka J/Hoose

Akhrisay :156Dowladda Keny ayaa sheegtay inay duqeyn u geysteen deegaanka Hoosingoow ee gobolka Jubbada hoose diyaaradahooda dagaalka, iyagoo sheegay inay ku dileen duqeyntaas 18-dagaalyahan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Balse duqeyntaas ayaa waxaa ku dhintay 15-qof oo shacab ah kuwaasoo u badan caruur ay gantaalladu kula dhaceen guryahooda, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 25-qof [...]

December 21st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »

Xildhibaanno mar kale ku dagaalamay gudaha xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Xildhibaanno mar kale ku dagaalamay gudaha xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.

Akhrisay :232Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mar kale ku dagaalamay gudaha xarunta golaha shacabka ee Muqdisho, kaddib markii ay halkaas isugu tageen xildhibaannadii xilka ka qaaday afhayeenka baarlamaanka, Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo kuwa weli rumeysan inuu guddoomiyaha baarlamaanka yahay. Gacan ka hadalka ayaa billowday markii ay xildhibaannadii taageersanaa afhayeenka baarlamaanka ay kasoo horjeesteen magacaabista [...]

December 21st, 2011 | Posted in WARARKA | Read More »