Akhrisay :321Xarakada Al-shabaab ayaa guulo ka sheegatay weerar gaadmo ah oo shalay gallinkii dambe ku qaadeen ciidammo Kenyan ah oo kasoo baxay deegaanka Buusaar kuna socday Faafax-dhuun ee gobolka Gedo. Afhayeenka howlgallada ee Al-shabaab, Sheekh C/casiis Abuu-Muscab oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarkaas ay ku gubeen laba gaari oo midkood uu yahay kuwa [...]








