Nagu Saabsan
Akhrisay :3016
Xogta Media, waa Shabakad weyn oo Soomaaliyeed una dhaxeyso Bulshada oo dhan taasoo hadafkeeda yahay sidii ay usoo bandhigi laheyd Xaqiiqda jirta iyadoo aan is xigsiin Kooxaha Siyaasada Soomaaliya iyo Caalamka isku haya.
Shabakada Xogta Media waxaa aasaasay Abdifitahaam Ahmed, waxaana ka howl-gala Shaqaale badan oo ku kala sugan Caalamka dalacadiisa kuwaasoo mar walba diyaar u ah Shaqaladooda Warbaahineed.
Xogta Media waa Shabakadaada, waxii aragti ah oo horumarineed nala soo socodsii adigoo nagala soo xiriiraya webmaster@xogta.com