“Author Archive”

Abdi Salam Caato oo ka waramaya dhib loogu gaystay Puntland (Cod) + Sawiro)‏

Abdi Salam Caato oo ka waramaya dhib loogu gaystay Puntland (Cod) + Sawiro)‏

Akhrisay :3Madaxa Barnaamijyada Ururka warbaahinta casriga ah iyo warfidiyeenada Soomaaliyeed ee SOMJA (Somali Online Media and Journalists Association), Maxamed Shidane Dabaan oo ku sugan dalka Sweden, ayaa waraysi dheer kala yeeshay maareeyaha wakaalada flimada Soomaaliya ahna saxafi flimqade Abdi Salam Mohamed oo loo yaqaano Caato jir dil ay u geysteen  ciidamada dowlad goboleedka Puntland isaga iyo xubno [...]

February 23rd, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Ambassador James Swan oo ka hadlay mowqifka Mareykanka ee shirka London.

Ambassador James Swan oo ka hadlay mowqifka Mareykanka ee shirka London.

Akhrisay :118Wakiilka Gaarka ah ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan oo khadka Taleefoonka ku qabtay shir jaraa’id isaga oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa waxa uu ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin siyaaasadda Soomaaliya,  gargaarka bini’aadannimada, howlgallada ciidamada Amisom iyo kuwa dowladda, Burcad-badeedda iyo  aragtida Mareykanka ee  shirka ka furmaya London. [...]

February 21st, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Somali group praise for MP’s khat battle

Somali group praise for MP’s khat battle

Akhrisay :33MP Mark Lancaster has been honoured for his fight to ban the drug Khat. The member for Milton Keynes North was praised for his efforts by Milton Keynes Somali Association last week. Khat is a shrub which contains cathinone, an amphetamine-like stimulant, which is said to cause excitement, loss of appetite and euphoria. It [...]

February 21st, 2012 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Somalia: Warring Parties Put Children at Grave Risk

Somalia: Warring Parties Put Children at Grave Risk

Akhrisay :36Somalia’s warring parties have all failed to protect Somali children from the fighting or serving in their forces, Human Rights Watch said in a report released today. The Islamist insurgent group al-Shabaab has increasingly targeted children for recruitment, forced marriage, and rape, and attacked teachers and schools, Human Rights Watch said. “For children in [...]

February 21st, 2012 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Hay’ada HRW oo sheegtay in dhinacyada ku dagaalamaya Soomaaliya ay caruurta khatar ku hayaan.

Hay’ada HRW oo sheegtay in dhinacyada ku dagaalamaya Soomaaliya ay caruurta khatar ku hayaan.

Akhrisay :35Hay’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa ku eedaysay dhinacyada iska soo horjeeda ee ku dagaallamaya Soomaaliya inay ku guul darraysteen ilaalinta caruurta oo ay u adeegsadaan iska hor imaadyada hubaysan. Warbixin ay soo saartay hay’adan ayaa lagu sheegay in xarakada Ashabaab ay xooga saartay sidii ay ugu tababari lahayd caruurta [...]

February 21st, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Sh. Abuu Mansuur oo sheegay inay la dagaalamayaan Beesha Caalamka.

Sh. Abuu Mansuur oo sheegay inay la dagaalamayaan Beesha Caalamka.

Akhrisay :69Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu-Mansuur) oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee Xarakada Al-shabaab ayaa sheegay inay iska difaaci doonaan weerarrada kaga soo fool leh ciidamada Itoobiya iyo kuwa dalka Kenya oo uu sheegay inay kusoo xadgudbeen ciidda Soomaaliya. Sheekh Abuu-Mansuur ayaa sidoo kale sheegay inay dagaal la galayaan beesha caalamka oo uu ku [...]

February 21st, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

R/wasaare Gaas oo kulamo la qaatay mas’uuliyiinta Belgium iyo ACP. +SAWIRO

R/wasaare Gaas oo kulamo la qaatay mas’uuliyiinta Belgium iyo ACP. +SAWIRO

Akhrisay :42Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Brussels si uu kulamo ula qaato mas’uuliyiinta Midowga Yurub ayaa Isniintii kulamo kala duwan la qaatay ma’uuliyiin ka tirsan dalka Belgium, Kooxda Caalamiga ah ee Africa, Caribbean iyo Pacific (ACP) isla markaana kormeer ku tagey Safaarada Soomaalida ee Belgium iyo Hoyga [...]

February 21st, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Xubno ka tisan Ahlusunna oo ka qaadacay qaabka loo xulay xubnaha u matalaya shirka London. +SAWIRO

Xubno ka tisan Ahlusunna oo ka qaadacay qaabka loo xulay xubnaha u matalaya shirka London. +SAWIRO

Akhrisay :154Culumaa’udiinka Ahlu Sunna ee gobollada koonfureed ee Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin cid u matalaysa shirka Soomaalida uga furmaya magaalada London ee xarunta dalka Britain dabayaaqada bishan. Iyagoo shir jaraa’id ku qabtay hotelka Grand Royal ee magaalada Nairobi ayaa culimadan oo u badnaa kuwa ka dagaallama gobolka Gedo ay sheegeen inaysan aqbalayn ergada [...]

February 19th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »

Briton on trial over Kenyan bomb plot

Briton on trial over Kenyan bomb plot

Akhrisay :50Jermaine Grant to appear before Mombasa court in case highlighting fears Somalia becoming training ground for terrorists. A British man charged with possessing explosives is to go on trial in Kenya in a case highlighting fears that Somalia may become a new training ground for terrorists under the Islamist rebels al-Shabaab. Jermaine Grant’s trial [...]

February 19th, 2012 | Posted in NEWS IN ENGLISH | Read More »

Madaxda Soomaalida oo ku heshiiyay hannaan cusub oo ay yeelanayso dowladda la dhisayo.

Madaxda Soomaalida oo ku heshiiyay hannaan cusub oo ay yeelanayso dowladda la dhisayo.

Akhrisay :132Madaxda kala duwan ee Soomaalida ayaa ku heshiiyay hannaan cusub oo ay yeelanayso dowladda la dhisayo marka uu xilliga KMG ah dhammaado. Hannaankan ayaa waxaa qayb ka ah baarlamaan cusub iyo xukuumad cusub oo bedelaysa midda hadda jirta. Dowladda hadda jirta oo taageero ka hesha beesha caalamka ayaa waxaa la dagay musuqmaasuq aan xad [...]

February 19th, 2012 | Posted in WARARKA | Read More »