Akhrisay :1561 biyo cab: dabcan waa hubaal in aad maalinkasta biyo cabtaa, biyaha aan halkan kaga hadlaynaa maaha biyaha laga helo sida shaaha, kafega, casiirka iwm. Biyaha aan ka hadlaynaa waa biyaha cad ee dabiiciga ah ee aan waxba lagu darin joogto ka dhigo inaad cabto 8-10 koob. Biyaha cadi waxay nadiifiyaan kalyaha, subagana jidhka [...]








