Home » CAYAARAHA You are browsing entries filed in “CAYAARAHA”

Man. City Oo Garaacday Aston Villa Kuna Soo Laabatay Hogaanka Horyaalka Premier League

Man. City Oo Garaacday Aston Villa Kuna Soo Laabatay Hogaanka Horyaalka Premier League

Akhrisay :39Ciyaaryahan Joleon Lescott ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ciyaarta qeybtii danbe isagoo soo gabagabeeyay iska caabintii Aston Villa islamarkaana ka caawiyay kooxda Manchester City inay ku soo laabato hogaanka horyaalka Premier League. Kooxda martida aheyd ee Sky Blue ayaa kubada inteeda badan iska heysatay, lakiin waxa ay ku guuldareysteen inay kala dhantaalaan daafaca kooxda [...]

February 13th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Sir Alex Ferguson ” Luis Suarez Sharafta Ayuu Iska QaadayKulankii Old Tradford “

Sir Alex Ferguson ” Luis Suarez Sharafta Ayuu Iska QaadayKulankii Old Tradford “

Akhrisay :35Tababaraha kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson ayaa sheegay in uu sameeyay sharaf dhac  ciyaariyahan Luis Suarez markii uu diiday in uu salaamo Evra.Ferguson oo shir Jaraa id qabtay markii ay dhamaatay ciyaartii ka dhacday Old Trafford waxa uu sheegay in Suarez uu qiimaha iska qaaday markii uu gacanta kalaabtay kabtanka labaad ee Manchester [...]

February 13th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Finalka Copa Del Rey Oo Aan Ilaahada La Go’aamin Garoonka Uu Ka Qabsoomi Doono

Finalka Copa Del Rey Oo Aan Ilaahada La Go’aamin Garoonka Uu Ka Qabsoomi  Doono

Akhrisay :36Finalka koobka boqortooyada Spain ee Copa Del Rey ayaan ilaa hada la shaacinin garoonka uu ka dhici doono ee ay kuwada ciyaari doonaan kooxaha finalka jooga ee Barcelona iyo Atheltic Bilabao. Tababaraha kooxda Barcelona Pep Guardiola ayaa qirtay in  uu fahmi karo sababta ay Real Madrid u diidayso in garoonkooda Santiago Bernabeu uu sanadkan [...]

February 13th, 2012 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Maxaa Ka Taqaanaa Kooxda Texas Tigers (Daawo Biladaha & Koobabka ay Hanatay)

Maxaa Ka Taqaanaa Kooxda Texas Tigers (Daawo Biladaha & Koobabka ay Hanatay)

Akhrisay :333 Dalka Mareykanka oo ka mid ah dalalka ay Soomaalida u badanyihiin ayaa waayihii ugu dambeyay waxaa ka hana qaadaayay Kooxo isboorti ah oo ay abaabulaan Dhalinyarada ku dhaqan dalkaasi ay u tusaan bulshada intooda kale waxtarka iyo horumarka uu leeyahay isboortiga gaar ahaan Soomaalida, Kooxda Texas Tigers oo ah koox ka dhisan dalkaasi [...]

January 17th, 2012 | Posted in CAYAARAHA, WARARKA | Read More »

Orodyahan Soomaaliyeed oo kaalin fiican ka galay cayaaraha tartanka Orodka Koobka Qaramada Yurub (EK Cross)

Orodyahan Soomaaliyeed oo kaalin fiican ka galay cayaaraha tartanka Orodka Koobka Qaramada Yurub (EK Cross)

Akhrisay :379Ciyaaryahan Cabdi Nageeye waa wiil Soomaaliyeed oo degan magaalada Nijmegen ee dalka Holland, islamarkaana u orda dalka Holland oradada dhaadheer . Cabdi Nageeye ayaa todobaadii laga soo gudbey wacdaro ka soo dhigey koobka cayaaraha Qaramada Yurub ee lagu qabtey magaalada Velenje ee dalka Slovenia. Isagoo joogo magaalada Velenje ayaa qadka Internetka kula xiriirey si [...]

December 16th, 2011 | Posted in CAYAARAHA, WARARKA | Read More »

Dardarta Ciyaareed Ee Drogba Oo Laga Yaabo In Qardaaska Loogu Cuboonaysiiyo

Dardarta Ciyaareed Ee Drogba Oo Laga Yaabo In Qardaaska Loogu Cuboonaysiiyo

Akhrisay :118Warbaahinta ciyaaraha ayaa dhawaanahan sheegaysay in xidiga Ivory Coast ee Drogba uu kasii jeedo kooxda reer London ee Chelsea, iyada oo wararku intaa ku darayeen in aan loo jajiidin doonin qandaraaska kasii dhamaanaya Drogba. Drogba oo in mudo ah hogaanka usoo hayay weeraryahanada kooxda Chelsea, ayaa mudooyinkii danbe u badnaa kursiga kaydka, laakiin waxa [...]

December 9th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Lionel Messi, Cristiano Ronaldo Iyo Xavi Kee Mudan Doona Sanadka Abaalmarinta Qaaliga Ah Ee Ballon d’Or ?

Lionel Messi, Cristiano Ronaldo Iyo Xavi Kee Mudan Doona Sanadka Abaalmarinta Qaaliga Ah Ee Ballon d’Or ?

Akhrisay :176Horyaalka La Liga ayaa noqday horyaalka kaliya ee ciyaartoydiisu ku tartami doonaan abaal marinta ciyaartoyga sanadka ugu fiican la siiyo ee Ballon d’Or. Labada koxood ee Barcelona iyo Real Madrid ayaa nasiib u helay in ay ciyaartoydoodu ku ku tartamaan abaal marinta ciyaartoyga sanadka halka ciyaartoyda horyaalada Ingiriiska iyo Talyaanigu ay ka hadheen tartanka. [...]

December 9th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »

Wasiirka Cayaaraha Oo Kormeeray Ciyaartooyda Qaranka ‘SAWIRRO’

Wasiirka Cayaaraha Oo Kormeeray Ciyaartooyda Qaranka ‘SAWIRRO’

Akhrisay :302Wasiirka wasaaradda Isportiga ayaa maanta booqday xerooyin ay ku jiraan ciyaartooyda qaranka oo isu diyaarinaya ka qeybgalka tartamo caalami ah. Maxamed Muxidiin Sheekh Mursal  wasiirka wasaaradda Isportiga iyo wafdi balaaran oo ka socday guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS  ayaa  Saakay booqasho ku tagay xaruumo kala duwan oo ay ku  xereeysanyihiin xulal isku diyaarinaya ka [...]

November 24th, 2011 | Posted in CAYAARAHA, WARARKA | Read More »

Xulka Kubada Cagta Qaranka Soomaaliya oo barbar dhac la galay xulka Itoobiya.

Xulka Kubada Cagta Qaranka Soomaaliya oo barbar dhac la galay xulka Itoobiya.

Akhrisay :267Xulka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa isla dhaafi waayay barbar-dhac 0-0 ah, kaddib markii ay dalka Jabuuti ku dhexmaray shalay oo Sabti ahayd lugtii hore ee ciyaaraha is-reeb-reebka koobka adduunka 2014. Qaaradaha dunida oo dhan waxaa ka socda ciyaaro ay dalalku ugu soo baxayaan koobka Adduunka, waxaana dal walba uu dadaal ugu jiraan sidii uu [...]

November 13th, 2011 | Posted in CAYAARAHA, WARARKA | Read More »

Pedro Redriguez Oo Dhaawac Kaga Maqnaan Doona Garoomada

Pedro Redriguez Oo Dhaawac Kaga Maqnaan Doona Garoomada

Akhrisay :190Xidiga da’da yar qaranak Spain iyo  kooxda Barcelna Pedro Redriguez  ayaa ayaa dhaawac lugta kasoo gaadhay intii uu ku gudo jiray  kulankii kooxdiisu 1-0  ay kaga badisay kooxda Granada, iyada oo dhaawac soo gaadhay uu weeraryahanku ku maqnaan doono ugu yaraan labo todobaad, sida ay sheegtay kooxda reer Catalania ee ka dhisan w/bari ee [...]

October 28th, 2011 | Posted in CAYAARAHA | Read More »