Akhrisay :201DAAWO VIDEO: Heesta Cusub Ee Ka Hadleysa Arrimaha Gobalka Sool & Fanaankii Liibaan Denmark.
Akhrisay :206Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridkaa ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Arimaha Siyaasadda Somaliland ee Gudaha iyo Dibadda, waxaa kale oo uu ka hadlay gudoomiyahu dhibaataddii dhowaan ka dhacday deegaanka seemaal ee foosha xumaa oo shacabka reer Somaliland dhamaan aad uga wadda xunyahay guud ahaan, isla markaasina Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed [...]
Akhrisay :545Wiil dhalinyaro ah oo19jir ah ayaa noqday qofka ugu cagaha dheer dalka Ingiriiska. Wiilkan oo lagu magacaabo Carl Griffiths oo dhererkiisu ku dhow yahay 2m. ayaa lugtiisa wax adherer keeda lagu qiyaasaa 21 Cm waxana ay laba laab ka dheer tahay cagaha dadka caadiga ah ee ku nool dalka Ingiriiska oo la sheego in [...]
Akhrisay :818Waxa aan ku soo qaadan doonaa mawduuc ku saabsan qiimaha uu leeyahay jacaylka u dhaxeeya labada qof ee is qaba, inaga oo sharaxayna macnihiisa cadaynaynana sirihiisa iskuna taagayna xaqiiqdiisa eegayna afkaaraha khaldan ee jacaylka intaa ka dibna ka qaadan doona kalgacaylkii Rasuulku (CSW) uu u hayay gurigiisa. kalgacaylka nin iyo xaaskii iyo in uu [...]
Akhrisay :346Shirkad soo saarta kabaha fudud ee loo yaqaano DACAS-ka ayaa haatan waxa ay sameysay nidaam cusub oo u sahli kara dadka Guurdoonka ah in ay kula hadlaan ama ay ku codsi ugu gudbiyaan cida ay ay doonayaan. Dacaskan ayaa badanaa waxa lagu isticmaali karaa goobaha uu kamuuqan karo raadkoogu ee bacaadka ama ciida leh. [...]
Akhrisay :6416 arimood oo aad ku dhimi kartid kadeedka (stress). in badan ayaa waxa aynu maqalnaa qof lagu la leeyahay maxaa ku kadeeday ama qof odhanaya waxa aan dareemayaa culays badan oo arintan iga saaran. Kadeedkan ayaan ahayn mid haba yaraatee aan u roonayn caafimaadka qofka. Hadaba si aad u ilaashato caafimaadkaaga isku day in [...]
Akhrisay :388Si loo helo marwo wanaagsan oo ku sifowda raaliyo haween waxa haboon in laga helo qodobadan hoos ku qoran oo ah astaamaha lagu garto haweenayda xilkaska ah ee ninkeeda awlaadeeda iyo gurigeedaba ku filan. 1-in qaadato awaamirta ilaahay iyo waajibaadka alle saaray, iyo daacada rasuulka scw. 2- in ayna ka bixin guriga ninkeeda oo [...]
Akhrisay :197Taariikhdu ma duugowdo, Xusuusta waa ma guurto, Umadda Soomaaliyeedna Quluubtooda ayey uurku-taallo gaamurta ku noqon doontaa mashaqadii xanuunka badan reebtay boogteedana aan weli bogsoon ee lagu xasuuqay udub-dhaxaadkii bulshada iyo indhaha Soomaaliyeed. 3-da December 2009-kii ayaa dharaar cad waxaa caasimadda Somalia gaar ahaan Hotel Shaamow ee Magaalada Muqdisho ka dhacay qarax kii ugu weynaa [...]
Akhrisay :270Waa arin sax ah in masuul kasta oo maanta Soomaaliya ku nool waxa ugu horeeya ee uu ka fikiraa ay noqoto amaankiisa,marxaladda lagu jiro awgeed, dhanka kalese waa dabeecad lala qabsaday sanadahaan colaadaha in ruux kasta oo masuuliyad haya ama rajeynaya in loo magacaabi doono uu yeesho ilaalo gaar u ah,shacabkuna waa ay la [...]
Akhrisay :905Askar ka tirsan ciidamada Sucuudiga ayaa fadhiisyay diyaarad ay wateen si ay u gutaan salaaddii oo wakhtigeedii soo gallay, Ciidamadan oo u badnaa saraakiil ayaa watay laba helikobter iyaga oo fadhiisiyey laamiga hexdiisa halkaana ku gutay salaaddoodii, Askartan ayaanay ka joojin cirka sare ee ay marayeen in ay dhulka usoo degaan isla markaana ay [...]