Akhrisay :3Madaxa Barnaamijyada Ururka warbaahinta casriga ah iyo warfidiyeenada Soomaaliyeed ee SOMJA (Somali Online Media and Journalists Association), Maxamed Shidane Dabaan oo ku sugan dalka Sweden, ayaa waraysi dheer kala yeeshay maareeyaha wakaalada flimada Soomaaliya ahna saxafi flimqade Abdi Salam Mohamed oo loo yaqaano Caato jir dil ay u geysteen ciidamada dowlad goboleedka Puntland isaga iyo xubno [...]








