Home » XULKA XOGTA MEDIA You are browsing entries filed in “XULKA XOGTA MEDIA”

DAAWO VIDEO: Heesta Cusub Ee Ka Hadleysa Arrimaha Gobalka Sool & Fanaankii Liibaan Denmark.

DAAWO VIDEO: Heesta Cusub Ee Ka Hadleysa Arrimaha Gobalka Sool & Fanaankii Liibaan Denmark.

Akhrisay :201DAAWO VIDEO: Heesta Cusub Ee Ka Hadleysa Arrimaha Gobalka Sool & Fanaankii Liibaan Denmark.

February 13th, 2012 | Posted in QORMOOYIN, WARARKA, XULKA XOGTA MEDIA | Read More »

Qodobo Aad Kula Dagaalami Karto Buurnida

Qodobo Aad Kula Dagaalami Karto Buurnida

Akhrisay :1561 biyo cab: dabcan waa hubaal in aad maalinkasta biyo cabtaa, biyaha aan halkan kaga hadlaynaa maaha biyaha laga helo sida shaaha, kafega, casiirka iwm. Biyaha aan ka hadlaynaa waa biyaha cad ee dabiiciga ah ee aan waxba lagu darin joogto ka dhigo inaad cabto 8-10 koob. Biyaha cadi waxay nadiifiyaan kalyaha, subagana jidhka [...]

February 13th, 2012 | Posted in CAAFIMAADKA, XULKA XOGTA MEDIA | Read More »

Malaysia Oo La Filayo Inay Sucudiga U Gacan Galiso Suxufi Aflagaadeeyey Nabi Muxamed (NNKH)

Malaysia Oo La Filayo Inay Sucudiga U Gacan Galiso Suxufi Aflagaadeeyey Nabi Muxamed (NNKH)

Akhrisay :259Dawladda Malaysia ayaa sheegay maalintii shalay inay dalkeeda ka caydhinayso Suxufi u dhashay dalka Sucuudi Arabiya oo la sheegay inuu barta Twitter-ka uu ku leeyahay uu ku Aflagaadeeyey Nabi Muxamed (NNKH). Suxufigan oo magaciisa la yidhaa Xamsa Kashgari ayaa ka tirsanaa wargeys fadhigiisu yahay Jiddah, kaas oo maalintii khamiistii xabsiga dalka Malaysia loo taxaabay, [...]

February 13th, 2012 | Posted in WARARKA, XULKA XOGTA MEDIA | Read More »

7-Jir Saaxiibkiisa Koowaad Ka Dhigtay Mas Wayn

7-Jir Saaxiibkiisa Koowaad Ka Dhigtay Mas Wayn

Akhrisay :4907-sano ka hor ayay aheyd markii uu qoyska kusoo biiray Kuint oo ah magaca Maska waxanay markii ugu horeysay is barteen wiilka reerka ugu yar oo xiligaas da’diisu ahayd sanad jir, imigana maraya 7-sano maska oo xiligaasi la rumeysanaa in uu dhibaateysnaa ayaa si buuxda ugu soo biiray qoyska. Maska ayaa ka mid noqday [...]

December 9th, 2011 | Posted in WARARKA, XULKA XOGTA MEDIA | Read More »

Dalka China Oo Hirgaliyay Nidaam Lagu Tayaynayo Waxbarashda Ardayda

Dalka China Oo Hirgaliyay Nidaam Lagu Tayaynayo Waxbarashda Ardayda

Akhrisay :269Dalka China oo ah dalka ay ku nool yihiin dadka ugu tirada badan ee caalamku ayaa waxa dhawaan laga hirgaliyay nidaam kor loogu qaadayo laguna tayaynayo ardayda wax ka barata jaamacadaha iyo Schoolada dalka China. Weerar xoog leh oo u dhaxeeyay macalimiinta iyo Ardey wax ka barata dalka Shiinaha oo ay ugu talagaleen macalimiintu [...]

December 9th, 2011 | Posted in WARARKA, XULKA XOGTA MEDIA | Read More »

Ninka Ugu Cagaha Wayn UK Oo Kabaha Loogu Soo Farsameeyo Dalka Maraykanka

Ninka Ugu Cagaha Wayn UK Oo Kabaha Loogu Soo Farsameeyo Dalka Maraykanka

Akhrisay :545Wiil dhalinyaro ah oo19jir ah ayaa noqday qofka ugu cagaha dheer dalka Ingiriiska. Wiilkan oo lagu magacaabo Carl Griffiths oo dhererkiisu ku dhow yahay 2m. ayaa lugtiisa wax adherer keeda lagu qiyaasaa 21 Cm waxana ay laba laab ka dheer tahay cagaha dadka caadiga ah ee ku nool dalka Ingiriiska oo la sheego in [...]

December 9th, 2011 | Posted in QORMOOYIN, WARARKA, XULKA XOGTA MEDIA | Read More »

Dhadhanka Jacaylka Dhabta ah iyo Guusha Lamaanaha

Dhadhanka Jacaylka Dhabta ah iyo Guusha Lamaanaha

Akhrisay :818Waxa aan ku soo qaadan doonaa mawduuc ku saabsan qiimaha uu leeyahay jacaylka u dhaxeeya labada qof ee is qaba, inaga oo sharaxayna macnihiisa cadaynaynana sirihiisa iskuna taagayna xaqiiqdiisa eegayna afkaaraha khaldan ee jacaylka intaa ka dibna ka qaadan doona kalgacaylkii Rasuulku (CSW) uu u hayay gurigiisa. kalgacaylka nin iyo xaaskii iyo in uu [...]

December 9th, 2011 | Posted in QORMOOYIN, XULKA XOGTA MEDIA | Read More »

Shirkad Samaysay Dacas Lagu Tabin Karo Fariimaha Jacaylka

Shirkad Samaysay Dacas Lagu Tabin Karo Fariimaha Jacaylka

Akhrisay :346Shirkad soo saarta kabaha fudud ee loo yaqaano DACAS-ka ayaa haatan waxa ay sameysay nidaam cusub oo u sahli kara dadka Guurdoonka ah in ay kula hadlaan ama ay ku codsi ugu gudbiyaan cida ay ay doonayaan. Dacaskan ayaa badanaa waxa lagu isticmaali karaa goobaha uu kamuuqan karo raadkoogu ee bacaadka ama ciida leh. [...]

December 9th, 2011 | Posted in QORMOOYIN, WARARKA, XULKA XOGTA MEDIA | Read More »

6 Arimood Oo Aad Ku Yarayn Kartid Kadeedka Ku Haysta

6 Arimood Oo Aad Ku Yarayn Kartid Kadeedka Ku Haysta

Akhrisay :6416 arimood oo aad ku dhimi kartid kadeedka (stress). in badan ayaa waxa aynu maqalnaa qof lagu la leeyahay maxaa ku kadeeday ama qof odhanaya waxa aan dareemayaa culays badan oo arintan iga saaran. Kadeedkan ayaan ahayn mid haba yaraatee aan u roonayn caafimaadka qofka. Hadaba si aad u ilaashato caafimaadkaaga isku day in [...]

December 9th, 2011 | Posted in QORMOOYIN, WARARKA, XULKA XOGTA MEDIA | Read More »

Astaamaha Lagu Garto Qofka Ku Jecel

Astaamaha Lagu Garto Qofka Ku Jecel

Akhrisay :3261-xusuus badan mar kasta in aad niyadda ku haysid oo aanad ka saari karin oo aad ku mashuulsantahay 2- in aad ka sheekayso qofka aad jeceshahay mar walba waxad jeceshahay in aad xusto 3- in si xoog ah wadnaha u shaqeeyo markaad si kedis ah ku aragto qofka aad jeceshahay 4- marka aad u [...]

December 9th, 2011 | Posted in XULKA XOGTA MEDIA | Read More »