Rustenburg, Sabti, May 3, 2008 Xogta Online
Kulaan ay soo qaban qabisay jaliyada North west Rustenburg ee wadanka konfurta afrika ayaa ka dhacay magalada Rustenburg kulankaasi oo laga hadliyay dhibatoyinka ku dhaca dadka soomaaliyed ee wadanka kofurta afrika waxaa soo qab qabiyay uruka jaliyada soomaalida ee ka jira dalka konfurta afrika marka la soo gabsho loo yaqaan somali community board of north west ee dalka kofurta afrika iyo waxaan ka soo qeeb galey saraakiil katirsan Police ka wadankaasi si looga hortago dhibaatoyinka heesta dadka soomaalida ahan oo dilaal joogta ahan iyo dhac loo geysaniyo hantidooda waxaan kulankaasi warbixino ka soo jeediyay sarkaal ka tirsan boliska dalka konfurta afrika (direcor moatsi ) oo ahaan directork hospital police magalada Rustenburg.
Waxaan kulankaasi si ween logu lafa gurey sida wax looga qaban lahaa dhibatoyinka heesto dadka soomalida waxaan kulankaasi si ween uga dhax muqday gudoomiyaha jaliyada North west Rustenburg ee wadanka konfurta afrika mudane Cabdiraxmaan maxamed maxamuud oo loo yaqaano Caanomac iyo xubno badan oo ka tirsan jliyada soomalida wadanka konfurta afrika ayaa lagu xaqiijiyay in rag badan oo danbiiliyaa ahaa oo dhibtooyin ay geestan burcad kuwaaso isgu jira dil iyo dhac ayee Police wadanka south afrika gacanta ku soo dhigeen waxaan Police cadeeyay in 4 ka mid ahan kuwa dadka dila ay ku jiraan xabisyada gobolka Rustenburg kuwaaso qirtey dilal dhoor ahan ay geesten dad soomali ahan taaso dadki soomaliyed ay aad ugu Riyaqeen wax qabadka Police wadka kunfurta afrika ay sameeniyaa si wax looga qabto aman darada jirta oo loo gestay dadka soomaalida ee halkasi ku dhaqan arinkaan ayaa yimid ka dib markii ay wada shaqeen dhax martey madaxada sare jaliyada North west Rustenburg ee wadanka konfurta afrika iyo madaxda Police ka wadanka south afrika si loo soo afjaro dilaalka iyo dhaca dadka soomaalida ahan loogu geesto halkaasi gudoomiyaha jaliyada North west Rustenburg MD Cabdiraxmaan maxamed maxamuud oo loo yaqaano Caanomac ayaa madaxda dalkaasi ushagay halganka looga hortagiyo midab takoorka wadankaasi konfurta afrika ay soomaliya qeeb baxad ween lah ay ka qateen manteyna ay tahay in shacbiyga soomaliyed ee 18 sano dowlad la aanata ahan la cawiyo oo ay walaalhod konfurta afrika kula noladaan nabad iyo baraare taaso ay soo dhoweyen madaxda gobolkaasi ee kulanka ka qeeb gashey waxaan la isku afgartey in gacan ween laga geesto dhanka amanka jaliyada North west Rustenburg isku xirka boloska iyo jaliyada halkaasi ka jirta oo madaxda ka yahayMD Cabdiraxmaan maxamed maxamuud oo loo yaqaano Caanomac gaba gabadii kulankaasi ayaa ku soo af jarmay jawi heer saro ahan kulankaasi oo ay ka soo qeeb galeen dhamaan jaliyada soomalida wadankaasi ayaa umuuqda kulan wax ku ool ahan wan kulankii ugu horeeyay oo ay isgu yimadan jaliyada soomalida madaxdeeda iyo Police ka wadankaasi waxaan ku dhamaday jawi is afgarad ahan waxaan muuqaneyso in midnimo iyo wada shaqeen baxad leh dhax mareyso soomalida iyo madaxda jaliyada iyo Police ka wadankaasi waxaan kulankaasi lagu balamey in la isgu yimado kulamo kale xiiso leh
.JPG) .JPG)
.JPG)
.JPG)
Fuaad Maxamed Cilmi
Rustenburg
|