Shaqaalaha DF oo mishaar la'aani xoogani soo wajahday.

Baydhaba, Arbaco, May 7, 2008 Xogta Online

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in shaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ay cabsho balaaran ka miijinaaya Mushaar La'aan soo food saartay.

Cabashadaan ayaa waxey muujinaysa in shaqaalaha Dowladda aysan wax mushaar ah qaadanin muddo dhowr bilood ah, iyadoo shaqaalaha baarlamaanka Soomaaliya aysan wax Mushaar ah iyaguna qaadanin mushaar in Muddo ah.

Shaqaalaha Dowladda ayaa iyagu wax mushaar qaadanin in muddo ah, dowladuna weli ma siinin wax mushaar ah shaqaalaheeda, iyadoo sidoo kale ay iyagu wax Mushaar ah qaadanin xubnaha kale ee u shaqeynaya Dowladda.

Dhinaca kale ciidamada Dowladda ayaa iyaguna qaadanin wax Mushaar ah, sidaa Kuwa jeelasha ka howlgala, waxaana jirta in ciidamada qaarkood ay la'yihiin wax mushaar ah muddo bilo ah, islamarkaasna aysan jirin cid wax ka qabatay arrinkaasi.

Xogta Online

Contac Us: xogtasom@gmail.com