Ururka al-shabaab oo ku hanjabay in ay dilayaan Muwaadiniinta Mareeykanka ee ku sugan Dalka Somaaliya.

Somaaliya, Khamiis, May 8, 2008 Xogta Online

Ururka al-shabaab ayaa shaaciye in ay dilayaan ka qaaday in ay dilayaan Muwaadiniinta Mareeykanka meel kasta ay kaga sugan yihiin gudaha dalka Somaaliya.

Afhayeenka Ururka Al shabaab Shiikh Muqtaar Roobow (Abbu Mansuur) ayaa ku hanjabay in ay dilayaan xitaa hadii ay ahaa lahayeen Samafalayaal Saxafiyiin, iyo dhamaan Muwaadiniinta Mareeykanka ,Hadalka afhayeenka ayaa ku soo begmayo xili ay dhawaan ciidamada Mareeykanka ay Duqeeyeen degmada dhuuso mareeb ee gobalka galgaduud kuna dileen macalinka ururka al-shabaab macalin aadan xaashi ceyrow iyo xubno sar sare oo ka tirsan ururkaasi .

Shiikh Muqtaar Afhayeenka Al shabab ayaa yiri “Mareeykanka dadkeena iyo Xooleheeyna ayuu Duqeeyay inagana Waxaan dilleynaa muwaadiniinta Mareykanka Meel kasta ay gudaha somaaliya ay ka joogaan .

Xogta Online

Contac Us: xogtasom@gmail.com