Ma u baahan tahay in aad isku daaweyso Dalka Jarmalka? Haddey jawaabtu Haa tahay!

Waxaan la socodsiineynaa Dadweynaha Soomaaliyeed ee Ku nool   Gudaha iyo Dibadda Jarmalka in ay jirto Fursad loogu fududeynayo  Ciddii u baahnaata in ay Ku ogaato Baaritaan Caafimaad Dhinac Walbaba. 

Waxaa Hubaal ah inuu Dalka Jarmalku yahay kan ugu sareeya Xagga daaweynta Adduunka waxaadna Ka heleeysaa Takhaatiir khibrad leh daacadna u ah  Waxa ay barteen in ay wax ugu qabtaan Ciddii Xannuunsan ee u yimaada  Baaritaan Caafimaad.. 

Waxaana Diyaar ula nahay qaasatan Dadka Ka imaanaya Dibadda  Fiisooyin Caafimaad hadday awood u leeyihiin Qarashka Ku baxayana  Tusin karaan Wakiilada Jarmalka ee bixiya Fiisooyinka sida Konsulatyada  Caddeyn muujinaysa in Qofkii  bogsooda oo Caafimaada ku laabanayo 

Meeshuu ka yimi. 

in loo Qabto Balamada Takhaatiirta markaa Cid waliba Cudurkiisa Takhtarkii Ku Taqasusey. 
in Laga Soo doono Garoonka Diyaaradaha ama meelaha ay Tareenada  ku Soo xirtaan ee Magaaladan Frankfurt Germany . 

in loo diyaariyo Hoygii uu Ku  degi lahaa .  in loogu turjumo Takhaatirta Afka Jarmalka. 

Waxaana intaa iyo ka badan diyaar la ah Turjubaano Afka si wanaagsan u yaqaan 
Mudana Ka soo shaqeeyey Arimaha Caafimaadka.. 

Waxii faahfaahin ah oo intaas dheer kala xiriir Xafiiska.


Danyar Daryeel Service 
Jahn Str 27 
63075 Offenbach  (Frankfurt) 

Germany 
Office Telka oo ah Lined line +49 69 25538986
Fax    +   49  69 26957820 
E-Mail daryeelservice@gmail.com
www.daryeels.com

 

 

Xogta Online

Contac Us: xogtasom@gmail.com