.jpg)
Ma dooneysaa in Mehradaada laguugu xayeysiiso Buuga Telcom Yellow Pages.
Buugaan Telcom Yellow Pages waa buug sannad walba soo bixi doona taasoo lagu xayeysiin doona Mehradaha kala duwan ee ku yaala Somaliland, isla markaana lagu soo daabacay dhamaan Telefoonada Shirkada ay bixiso adiga oo magaca aad dooneysid oo kaliya ka eegaya isla markaana arkaya Telefoon Numberka magacaasi.
.JPG)
Buugani waxaad ka heli kartaa dhamaan Airport-da Caalamka sida, Hargeysa, Jabuuti, Muqdisho, Nairobi, Dubai iyo kuwa kale kale oo aad u fara badan.
Waxaa kaloo ka heli kartaa goobaha Ganacsiga waa weyn ee ku yaala caalamka gaar ahaan gudaha Somaliland sida Sub Station-da iwm.

Haddaba hadii aad dooneysid inaad xayeysiiska Mehradaada kusoo daabacdid buugaan la xiriir goobta kugu dhow oo ay xarun ku leeyahay Shirkada Telcom Somaliland.
.JPG)
Waxii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir Maamulaha Telcom Borama Mudane Xasan Yuusuf Riiraash
Mbl: +25265200530
Office: +2522350002
Email: rirash82@hotmail.com