XOGTA TV |
||
![]() |
Dhawaan waxaa hawada soo gali doona Xogta TV oo ah, Telefishin Soomaaliyeed oo luuqada Soomaaliga barnaamijyadiisa kala duwan ka bixi doonaa. TV-gaan ayaa xaruntiisa noqon doontaa weyn magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia , balse waxuu xarumo dhowr ka furan doonaa magaalooyinka kala duwan ee adduun weynahaan aan ku kor noolnahay. Xogta TV waxaad ka daawan kartaan Satellite-ka, gaar ahaan goobaha hada aad ka daawataan TV-yada Soomaaliga ku baxa ee Universal, Raad, ETN, SLTV, HCTV iyo Warsan. Waxii intaasi dheer waxaad kala xiiriir kareysaan emailka xogtasom@gmail.com
Agaasimaha TV-ga Xogta |
![]() |